DHAGEYSO WAREYSI:- Wasiir booqday Dadkii ka badbaaday badda u dhaxeysa Masar iyo Talyaaniga

0

Wasiir ku xigeenka Wasaarada qorsheynta ee maamulka Somaliland Keysal Cabdullaahi Maxamed,ayaa booqday Dhalinyaradii ka badbaaday Mashaqadii ka dhacday bada u dhaxeysa Dalalka Masar iyo Talyaaniga.

Wasiirka ayaa kulamo la qaatay dhalinyaradii ka badbaaday badda, sidoo kale waxa uu warbixino ka dhageystay xaalada ay ku nool yihiindhalinyaradaan ku sugan hada Jaziirad ku taalla Gariiga.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay ku dadaalayaan sidii dadkaasi loogu so celin lahaa dalka Soomaaliya gaar ahaan deegaanada maamulka Somaliland.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-