DHAGEYSO WAREYSI XASAASI AH:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo Su’aalo kulul laga weydiiyay Waxqabadka Dowladiisa,Tahriibka iyo Doorashada ka dhaceysa Soomaaliya

0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo safar ku jooga magaaladan Washington DC ayaa waraysi khaas ah siiyey idaacadda VOA.

Waraysiga waxaa la yeeshay madaxa Idaacadda VOA qaybteeda afka Soomaaliga Cabdiraxmaan Yabarow.

Madaxweynaha ayaa waraysiga ku sheegay inuu mar kale yahay musharrax u taagan doorashada madaxweynenimo ee sannadkan ka dhacaysa Soomaaliya.

Sidoo kale wuxuu kaga hadlay Wareysi arimo badan oo ku saabsan Siyaasada Soomaaliya

HALKAAN KA DHAGEYSO