DHAGEYSO:- Faah faahin Dhalinyaro Soomaali tahriibayaal ah oo geeriyooday

0

Wararka naga soo gaaraya dalka masar ayaa sheegaya in ku dhawaad 400 oo qof ay doonayo kula dageen xeebaha dalka masar.

Dadka ayaa la sheegay in ay saarnaayeen 4 doomo waxaana la sheegaya in dadka ay la dagtay doomihii ay saarnaayeen.

Ugu yaraan 400 oo ruux oo muhaajiriin ahaa ayaa saarnaa afar doon oo degay xeebaha dalka Masar iyagga oo ku siijeeday xeebaha dhinaca Yurub gaar ahaan Talyaaniga.

Kudhawaad 200 oo dhalinyaro Soomaaliyeed ayaa la sheegay in ay dhinteen halka kuwa kalana waliba baadi goobayo noolashooda.

Ciidamada badda ayaa la sheegay in ay soo badbadiyeen oo kaliya 30 qof halka inta kalana ay bada ku maqan yihiin,waxaaana la sheegay in 23 ka mid ah ay Soomaaliya.

Hoos ka Dhageyso Codka:-