DAAWO VIDEO:- Xarun lagu baarayo amniga Soomaaliya oo Muqdisho laga furay iyo Saraakiil Sare oo ka qeyb galay furitaanka

0

Kulankaan lagu daah furaayay Machadka Cilmi Baarista Amniga Soomaaliya ayaa waxaa ka qeyb galay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo Saraakiil Ciidan.

Furitaanka Kulanka ayaa ayaa waxaa lagu soo bandhigay qorshayaal lagu sugayo amniga Soomaaliya iyo qaabka lagu sugi karo.

Xildhinaadii kulanka ka hadlay ayaa sheegay in ay muhiim tahay in xil la iska saaro sugida amniga Muqdisho, waxayna Xildhibaanadaasi soo bandhigeen talooyin.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-

https://www.youtube.com/watch?v=qOV_URjqn_o&spfreload=10