DAAWO VIDEO:- Howl galo Culus oo laga sameeyay Muqdisho iyo dad badan oo lagu soo qabtay

0

Ciidamada Hay’ada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa maanta howlgalo culus waxay ka sameeyeen degmooyinka tirsan gobolka Banaadir.

Howlgaladaan ayaa waxaa lagu soo qabtay dad badan oo lala xiriirinayo Al-Shabaab, waxaana dadkaasi la geeyay Xarumaha dambi baarista ee Ciidanka nabad sugida Soomaaliya.

Sidoo kale Ciidanka nabad sugida Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa guri guri u galay xaafado ka mid ah degmooyinka Yaaqshiid iyo Heliwaa.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-

https://www.youtube.com/watch?v=qZM-phG27Rg