LIVE U DHAGEYSO:- Wararkii ugu dambeeyay Shirka Maamulka loogu Sameynayo Gobolada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe

0

Waxaa Maalintii Saddexaad galay Shirka Maamulka loogu Sameynayo Gobolada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe ee ka soconaya Magaalada Jowhar.

Shirka oo ah wajigii Labaad ayaa wali waxaa ka maqan Beelaha wax ka daga Gobolka Hiiraan,kuwaas oo diiday in ay ka qeyb galaan.

Qaar ka mid ah Beelaha ka qeyb galaya Shirka Jowhar ka socda ayaa dalbaday in la raadiyo Salaadiinta Dhaliilsan Shirka Maamul u sameynta Labada Gobol.

HALKAAN KA DHAGEYSO