DHAGEYSO:- Maamulka Galmudug oo ka hadlay Sababta ka dambeysay dagaal ka dhacay Duleedka Cadaado

0

Maamul goboleedka Galmudug Ayaa ka Hadlay Shaqaaqo ka Dhacday Duleedka Cadaado Gaar ahaan Deegaanka Meerxaleey.

Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Arimaha Dastuurka Galmudug Cismaan Maxamed Socdaal Ayaa ka Hadlay Arintaasi Waxana uu sheegay in aan loo Baahneen Dagaal Galmudug ka Dhaca, isagoona carabka ku dhuftay sababta ka dambeysay isku dhacaasi.

HALKAAN KA DHAGEYSO