DAAWO:- Sheekh Caan oo ka hadlay Sababta Afhayeenka Al-Shabaab ku sheegay Weerarkii ay ku qaadeen PUNTLAND ‘’Cali dheere soo ma mudna in dhiiga uu daadshay ciqaabtiisa lamarsiiyo’’

0

Shiikh Cabdi Naasir oo kamid ah culimada ugu caansan Soomaalida ayaa kulan su’aalo iyo jawaabo diini ah ku qabtay garoowe ayaa ka jaawabay hadal dhawaan ka soo yeedhay afhayeenka alshabab sh cali dheere oo ahaa dulaankii ay ku soo qadeen Puntland in uu ahaa ujeedkiisu in ay shareecada ku xukumaan.

HALKAAN KA DAAWO

https://www.youtube.com/watch?v=ya2TgSAmJpY