DHAGEYSO WAREYSI:- Gudoomiyaha Degmada Xamar Jajab ” Dabka waa mid Xoogan welina lama damin, wuuna siii xoogeysanaya”..

0

Maamulka Degmada Xamar Jajab ayaa faah faahin ka bixiyay Dab Xoogan oo ka kacay meel u dhaw Xabsiga Dhexe ee Xamar iyo Dekeda weyn ee Muqdisho.

Gudoomiyaha Degmada Xamar Jajab Axmed Cismaan Dhoore oo Wareysi Kooban siiyay Shabakada Wararka Allgalgaduud.com ayaa sheegay in weli uu dabka socdo isla markaana uu ku sii faafayo goobo hor leh.

Waxa uu sidoo kale sheegay in dabka uu yahay mid Xoogan, sidoo kalena ku sii faafaya goobo kale.

Waxa uu sheegay in goobta uu dabka ka kacay ay ku sugan yihiin Saraakiil ka tirsan Dowlada, Maamulka Degmada Xamar Jajab iyo masuuliyiin kale.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-