DHAGEYSO SHIR JARAA’ID:- Axmed Madoobe oo ka hadlay Qodobadii ka soo baxay Shirkii Muqdisho

0

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ” Axmed Madoobe” oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka hadlay qodobadii ka soo baxay Shirkii lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho ee loogu hadlaayay doorashada Soomaaliya.

Axmed Madoobe ayaa si diiran usoo dhaweeyay qodobadii ka soo baxay shirkii Muqdisho lagu soo gabagabeeyay, waxa uuna sheegay in Maamulka Jubbaland uu si weyn u taageerayo qodobadaasi.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in la dhaqan geliyo qodobadii ka soo baxay shirka isla markaasna maamul walbo laga rabo inuu dhaqan geliyo.

Hoos ka Dhageyso Shirka Jaraa’id ee Axmed Madoobe:-