DHAGEYSO:- Dadkii ugu badnaa oo ka barakacay degmada Aadan yabaal ka dib markii lagu arkay Arrin Cusub

0

Dadkii ugu badnaa ayaa waxaa la sheeegay in ay maanta isaga barakaceen degmada Aadan Yabaal ee gobolka Sh/Dhexe.

Gudoomiyaha degmada Aadan yabaal Maxamuud Sheekh Xasan ayaa sababta dadkaasi ay u barakaceen waxa uu ku sheegay iney tahay dhac iyo Boob loo geystay.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in dadkaasi ay u barakaceen Tuulooyinka banaanka ka ah degmada Aadan Yabaal ee gobolka Sh/Dhexe.

Mudooyinkii dambe ayaa waxaa Degmada Aadan Yabaal ka taagnaa Xiisado colaadeed oo u dhaxeeysa Ciidamada Dowlada oo gacan Millatari ka helaya Ciidamada AMISOM iyo Al-Shabaab.

Hoos ka Dhageyso Codka:-