DAAWO:- Madaxweyne Dalka Jabuuti oo bilaabau ololaha doorashada Madaxtinimo ee Dalkaasi

0

Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Maanta Ololihiisa doorasho ka bilaabay magaalada Dakhil ee Dalka Jabuuti, waxaana isku soo baxay dadweyne aaad u fara badan oo taageero u muujinaayay Madaxweynaha Dalka Jabuuti.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-