DHAGEYSO+AKHRISO: Warmurtiyeed Maanta Laga Soo Saaray Heshiiskii Jubbaland Iyo Khudbadi Cabdi Shire Warsame.

0

Waxaa maanta magaalada Kismaayo lagu qabtay Munaasabad ballaaran oo lagu shaacinayay heshiis ay gaareen maamulka Jubaland iyo siyaasiyiinta mid kamid ah beelaha Jubaland oo wax ka tabanayay maamulkaas.

Warnakan ayaa intaaasi waxa uu ku darayaa Shirkan dib u heshiisiinta Jubbaland oo soo socday todobaadyo ayaa soo maray wajiyo kala duwan oo kala ah waji beesha Sade dhaxdooda ku heshiinayeen sialmarkaanaay kusoo xulanayeen ciddii wajiyada dhiman uga qayb geli lahayd shirka ay la gelayaan Jubaland, waxaana 19 kii bishan March ay heshiis loo dhanyahay kuwada gaareen Aqalka Martida oo hada loo bixiyay Qalcada Nabadda Jubaland.

Dhinaca kale Afhayaheenka Jubaland Cabdinaasir Seeraar Maax ayaa munaasabada ka Akhriyay heshiiska oo ka koobna toban qodob.

 

 

 

 

 

 

 

 

Hoos Ka Dhageyso

 

 

Hoos Ka Akhriso Warmurtiyeedka

heshiis (2)

heshiis (3)