DHAGEYSO WAREYSI:- Maxaa looga hadlay Kulankii Madaxweyne Gaas iyo Saraakisha Ciidamada ?

0

Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Maamulkaasi,xilli Puntland ay dagaallo qaraar kula gashay Xeebaha Koofureed ee Puntland Al-shabaab.

Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali ayaa Saraakiisha Ciidamada kula Dardaarmay Xaqiijinta Amniga Puntland iyo ka hortaga Weerarada Al-shabaab.

Madaxweynaha Puntland ayaa sidoo kale soo dhaweeyay Howlgalada Ciidamada Puntland ay uga hortageen Weerarada Al-shabaab iyo Guulaha ay ka soo hooyeen Dagaalkii ay la galeen Shabaab.

HALKAAN KA DHAGEYSO