DHAGEYSO:- Gen-Muxudiin Axmed oo ka hadlay Howlgaladii lagu soo gaba gabeeyay SUUJ

0

Taliye ku xigeenkii hore ciidanka booliska Puntland Gen,Muxyadiin Axmed Muuse oo qayb ka ahaa howlgalkii lagula dagaalamayay xoogaga hubaysan ee galay togga SUUJ ayaa isagoo kula hadlayay goobta dagaalka warbaahinta guula ka sheegtay sidoo kalena u mahad celiyay shacabka qaybta ka qaatay howlgalkaasi.

Dhinaca kale madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa ayaa boggaadiyay ciidamada ammaanka sida ay ugu guulaysteen howlgalkii SUUJ.

HALKAAN KA DHAGEYSO