Daawo Sawirada Al-Shabaab oo soo bandhigay Gaadiid Ciidan iyo Hub fara badan oo ay ku qabsadeen Weerarkii Laanta Buuro

0

Ururka Al-shabaab ayaa soo bandhigay Gaadiid Dagaal oo ay sheegeen in ay ku qabsadeen Dagaalkii Habeeyn hore ka dhacay Degaanka Laanta Buuro Ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Dagaalkii ka dhacay Degaanka Laanta-buuro ee hoosyimaada Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa Al-shabaab waxaa ay sheegeen in ay ku dileen 73 Askari oo ka tirsan Ciidamada Dowladda.

Ma jirto Illo Madax banaan oo Xaqiijinaya Sheegashada Al-shabaab ee ah Dilka 73 Askari oo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Gaadiidka dagaal ee ay soo bandhigeen run iyo been waxa ka jira.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

DSC06513-640x360 DSC06515-640x360 DSC06528-640x360 DSC06529-640x360 DSC06533-640x360 DSC06534-640x360 DSC06547-640x360 DSC06553-640x360 DSC06560-640x360 DSC06579-640x360