Wararka naga soo gaaraya Saaka Goobaha dagaalada culus uga socdaan Ciidamada maamulka Puntland iyo ururka argagixisada ah ee Al shabaab ayaa waxa ay sheegayaan in mamaulka Puntland uu ugu baaqay shacabka inay isaga guuraan goobaha dagaalada ka socdaan.
Warkan ayaa intaasi waxa uu ku darayaa in Saraakiisha Puntland aya ashacabka ku amray in isaga baxaan guud ahaan degaanada u dhow dhow goobaha dagaalka kasocda waxaan aya sheegeyn in dagaal lagu hooban doono oo bilaaban doono mar hadii kooxda sii xoogeysaneyso.
Tani ayaa imaaneyso xili shabaabka halkaasi ka dagaalamaayo awoodiisa sii xoogeysaneyso lana ogeyn sida xaalka noqon doono wallow maanta jawiga oo yahay mid xasiloon inkastoo daqiiqad kasto bilaaban karo dagaalka.