DHAGEYSO WAREYSI:- Puntland oo ka hadashay dagaaladii ka dhacay deegaano ka tirsan Mudug

0

Maamulka Puntland ayaa ka hadlay dagaalo ka dhacay duleedka degmada Saaxo, oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

Gudoomiye ku xigeenka degmada Saaxo ee maamulka Puntland Mowliid Daahir Aadan ayaa sheegay in xaalada saaka ay tahay mid degen.

Sidoo kale dagaalka ayuu sheegay inuu ka dhacay deegaano ku yaala xuduuda ay wadaagaan Soomaaliya iyo Ethiooia.

Ku dhawaad ruux ayuu sheegay iney ka kooban tahay dhimashada iyo dhaawaca ka dhashay dagaalka ka dhacay duleedka degmada Saaxo.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-