DHAGEYSO WAREYSI XASAASI:- Madaxweynaha Ahlu Sunna oo si layaab leh kaga hadlay dagaaladii Dhuusemareeb,Fariina u diray Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Guuleed uu ku dhegan yahay

0

Gudoomiyaha Ahlu Suna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa ka hadlay dagaalkii ka dhacay magaalada Dhuusamareeb, wuxuuna sheegay in falkaasi uu ahaa mid loogu talagalay in lagu dhibaatooyo shacabka Soomaaliyeed ee degan magaaladaasi.

Sheekh Maxamed Shaakira ayaa sidoo kale sheegay inay is difaacayaan, wuxuuna sidoo kale uu digniin u diray maamulka Galmudug iyo siyaasiyiinka ka soo jeeda gobalkaasi ee ku jira dowlada.

Dagaalka ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ayaa wuxuu geestay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac badan oo soo gaaray dad shacab ah.

HALKAAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA