TOP DHAGEYSO: Ex Xildhibaan Maxamuud Sayid Aden “Shirka Ka Socda Magaalada Kismaayo Meel Fiican Ayuu Marayaa”. (Waxbadan Ogoow)

0

Ex Xildhibaan Maxamuud sayid Aden oo marti ku ahaa madasha 60 ayaa waxa uu ka warbixiyay xaalada guud iyo shirarka ka socda magaalada Kismaayo

Maxamuud Sayid Aden ayaa waxa uu dhanka kale ka hadlay waxa uu ku saabsab shirka ka socda magaalada Kismaayo iyo halka uu marayo iminka.

Dhinaca kale Ex Xildhibaan Maxamuud Sayid ayaa waxa uu sheegay in ay sugayaan maalinimada beri ah in wafdi balaaran uu uga imaado magaalada Muqdisho.

 

 

 

 

Hoos Ka Dhageyso

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media