DHAGEYSO:- Maamulka Galmudug oo hal arrin ku eedeysay Ahlu Sunna.

0

Maamulka Galmudug ayaa Ahlu Sunna ku eedeysay iney colaad ka dhex hurineyso beelo walaalo ah oo wada dega gobolada Mudug iyo galgaduud.

Sidoo kale maamulka galmudug ayaa sheegay in aysan wanaagsan in iminka colaad laga dhex huriyo beelaha dega gobolada Galgaduud iyo Mudug, balse loo baahan yahay in laga wada shaqeeyo hormarkooda.

Wasiirka amniga ee maamulka galmudug Cismaan Nuur Ciise oo warbaahinta la hadlay ayaa Ahlu Sunna ugu baaqay ineysan ka shaqeyn amni darada iyo dagaalo mar kale ka dhaca gobolada dhexe.

 

 

Hoos ka Dhageyso Codka:-