Nin Mindi ku dhaawacay 10-Arday

0

Warbaahinta Shiinaha ayaa sheegtay in qof ku hubaysnaa mindi uudhawacay toban arday oo ku sugnayd iskuul ku yaala Koonfurta wadankaasi maanta oo isniin ah waxa uu dhawac culus u geestay labo

kamid ah ardayda inta uusan isaganu is dilin waana weerar kii ugu xuma oo lagu qaado goobaha waxbarasho ee shiinaha.

Talafishinka shiina ee CCTV ayaa sheegay in lix kale uu ninka dhaawacay oo dhamaantoda lo qaaday goobaha caafimaadka.

Booliska ayaa baaraya waxa ninkaan ku kalifay weerarkaasi mindi.