Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo Xariga ka jaray Wadooyin Muhiim ah

0

Wadadan uu Xaariga ka jaray Madaxwayne ku Xigeenka Puntland ayaa waxaa dhistay  Ganacsatada Magaalada Boossaaso  gaar  ahaan Bakhaarlayda  iyo shirkadah nawaaxiga wadadu ku taal Dagan

Munaasabada Xariga looga jaraayay ayaa waxaa si wada jir ah uga soo qayb galay Duqa Dagmada Boossaaso .Gudoomiyah Gobalka Bari.Ganacsato iyo Madaxwaynah oo isgu xariga ka jaray

Ganacsadadi gaacnta ku hayay dhistaanka Wadadan ayaa sheegay in ay mahad balaaran u jeedinayaan Mamulka Dagmada iyo cid walboo ka qayb qaadatay dhistiinka wadadan

Duqa Dagmada Boossaaso  ENG.Yaasin Mire Maxamud iyo Gudoomiyah Gobalka Bari yuusuf Maxamed Wacay dhado ayaa dhankooda sharaxay mihiimada wadadan ay leedahay

Madaxwayne ku xigeenka Puntland ahnah sii hayah Xilka Madaxwaynah Cabdixakiin Xaaji Cabdilaahi Cumar Camay ayaa dhankiisa sheegay in wax lagu farxo tahay inuu xaraiga ka jaray wdo ay dhiseen gacansato uuna ugu hanbalyey guushooda