DHAGEYSO WAREYSI:- Su’aalo kulul oo ku saabsan Qaraxyada shacabka lagu laaynayo oo la weydiiyay Wasiirka amniga Xukuumada Soomaaliya

0

Magaalada Muqdisho, waxaa xalay ka dhacay shir deg deg ah oo ammaanka looga hadlayay, kaasi oo xubnaha golaha wasiirada ee dowladda Soomaaliya ay yeesheen.

Shirkan oo uu gudoominayey madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa ka qeyb galay taliyeyaasha ciidamada booliska, nabd sugida iyo sirdoonka qaranka.

Wasiirka amniga qaranka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar, oo ka mid ahaa xubnihii ka qeyb galay shirkan, islamarkaana mas’uul ka ah amniga, ayaa VOA-da uga hadlay kulankaas iyo ammaanka sii xumaanaya ee caasimadda iyo meelo kale.

HALKAAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA