DHAGEYSO WAREYSI:- Maxaa Sabab u ah Weerarada Al-Shabab ee sii Kordhaya ? Agaasimihii hore ee nabad suggidda, oo soo bandhigaya Qorshe Shabaab shacab looga badbaadin karo.

0

Waxaa sii kordaya tirada dadkii ku geeriyooday qaraxyaddii shalay ka dhacay magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay.

Tirada dhimashada ayaa iminka ka badan 30, in ka badan 60 kalena way ku dhaawacmeen.

Maamulka Magaalada Baydhaba ayaa sheegay inay dad u soo qabqabteen qaraxyadii shalay.

Hadaba Maxaa u suurta gelinaya ururka Al-Shabab inay fuliyaan weeraradan soo noq noqonayay bilhii u dambeeyay.
Su’aashaasi iyo kuwo waxaa la weydiiyay , agaasimihii hore ee nabad suggidda qaranka Axmed Macalin Fiqi.

HALKAAN KA DHAGEYSO WARESYIGA