TOP NEWS:- Xiisad colaadeed oo laga soo sheegayo Koonfurta Gobolka Mudug

0

Sida wararka Tilmaamayan Waxaa Xiisad Colaadeed laga Soo Sheegayaa Koonfurta Gobolka Mudug.

Camaara Halkaasi oo Xiisad ay ka Jirto Waxana Ciidanka oo Gaaraya 20 Gaari oo Nuuca Dagaalka Ay Kasoo Baxeen Gaalkacyo iyo Cadaado Sida Wararka Tilmaamayaan.

Dhanka kale ciidanka Galmudug Ayaa ku Siijeedaa Degmada Xarardheere Halkaasi oo Shantii Sano ee lasoo Dhaafay ay Maamulayeen ururka Al­shabaab.

Ciidanka Galmudug Ayaa Dhanka kale Waxay ku Sugan Yihiin Degmada Ceel­Cabdi Halkaasi oo isbuucii lasoo Dhaafay uu ka Dhacay Dagaal Xoogan.

Waxaa Goor Walbo Dhici kara Dagaal u Dhaxeeya Ciidanka Galmudug iyo Kuwa Shabaabka oo Dhankooda Weeraro soo Qursheenaya.