DHAGEYSO:- Xeer ilaaliyaha Qaranka oo dowlada Soomaaliya codsi u jeediyay, Dadka ku dhaawacmay qaraxyada iyo arimo kale ayuu ka hadlay

0

Xeer ilaaliyaha qaranka Axmed Cali Daahir ayaa ugu baaqay dowlada Soomaaliya inay taageerto dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii ka dhacay hotelka SYL.

Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in dadka dhaawacyada ee ehalooda aysan waxba heysan looga baahan yahay dowlada inay ka caawiso deeqo caafimaad oo dalka iyo dibada ah.

Halkaan ka dhageyso