DHAGEYSO WAREYSI:- Siyaasi kashifay waxa dhex maray dhamaadka shirkii Istanbul Ergadii Jubbaland iyo Raysulwasaare Cumar Cabdirashiid

0

Barnaamijka madasha sixty ayaa wareysi lagula yeeshay mid kamid ah siyaasiyiintii Soomaaliyeed ee ka qayb gashay shirkii dhawaan lagu soo gebagabeeyay magaalada istanbul ee dalka Turkiga.

Siyaasigan ayaa warbixin dheer kabixiyay qaabkii ay wax u dhaceen gaar ahaan xiligii la doonayay in warmurtiyeedka lasoo saaro iyo wixii dhexmaray ergadii Jubaland iyo Raysulwasaare Cumar Cabdirashiid.

Hoos ka dhagayso wareysiga