DHAGEYSO WAREYSI:- Faah faahino dheeraad ah oo ka soo baxayo Qaraxyadii ka dhacay Beydhabo

0

faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya labo qarax oo waa weyn oo galabta ka dhacay maqaayad ku taalla magaalada Beydhabo ee Xarunta gobolka Baay.

ku dhawaad 20 ayaa ku dhimatay sidoo kalena in ka badan 50 qof ayaa ku dhaawacantay labadaasi qarax ee galabta ka dhacay.

labada Qarax ayaa ka kala dhacay labo meel oo ah goobo si weyn la isugu yimaado oo dad badan ay ku kulmaan mar walbo.

Xaalada magaalada Beydhabo ayaa weli kacsan oo jawigeeda waxa uu isku badalay mid murugo ah waxaan isbitaalada magaalada Beydhabo buux dhaafiyay dhaawacyadii la geeyay.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-