DAAWO FADEEXAD: Xildhibaanada Galmudug Oo Maanta Gacanta Iskula Tagay (Feer Iyo Laad).

0

Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Muuqaal toos ah laga soo duubay dagaalkii Feerka iyo Laadka ahaa ee maanta dhexmaray qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug.

Dagaalka Xildhibaanada ayaa yimid xili ay kulan ay ku lahaayeen magaalada Cadaado kulankaasina uu shir gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, waxaana Xildhibaanada ay isku qilaafeen Mooshin ka dhan ahaa Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guulleed.

 

 

 

 

 

Hoos Ka Daawo