Daawo Sawiradii ugu dambeeyay ee laga soo qaaday goobihii ay ka dhaceen Qaraxyada

0

Akristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa qaar ka mid Sawiro laga soo qaaday goobihii xalay ay ka dhaceen Qaraxyadii.

Waxaa halkaa kaaga muuqanaya Saameynta ay reebeen Qaraxyadaasi oo mid kamid ah uu kii ugu weynaa oo ka dhaca Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale waxaa dib u furantay Wadada Maka Al-mukarama oo  ah Wado Muhiim ah islamarkaana ay Isticmaalaan Dadka Shacabka ah iyo Mas’uuliyiinta Dowladda.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

27 32 42 115