Akhriso Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya oo war cad ka soo saartay hogaanka NUSOJ iyo guddiga Xalinta Khilaafaadka

0

Wasaarada Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya ayaa soo dhaweysay dadaalada ay wadaan guddiga xal u raadinta iyo mideynta Saxaafada Soomaaliya.

Wasaarada Warfaafinta ayaa sidoo kale soo dhaweysay in hogaan cusub oo loo wada dhan yahay ay doortaan Saxaafada Soomaaliya.

Hoos ka Akhriso Qoraalka ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Warfaafinta:-

Warsaxaafadeed-P1 Warsaxaafadeed-P2