TOOS U DHAGEYSO: Gudoomiyaha Degmada Cadaado Oo Ka Warbixiyay Dagaalka Ka Dhacay Magaalada Cadaado.

0

Dagaalkaan oo u dhaxeeya ciidamo ka tirsan dowlada ayaa bilowday kadib markiii ciidamada dowlada ay isku qabteen qeybinta musharaad loo qeybinayay ciidamada dowlada ka tirsan.

Gudoomiyaha magaalada Cadaado Cabdulaahi Cabdiraxmaan too’toole ayaa sheegay in dagaalka ay joojiyeen ciidankana ay kala qaadeen.

 

 

 

 

Halkaan ka dhageyso