DAAWO:Dagaalki Maanta Ka Dhacay Magaalada Cadaado.

0

Dagaalo u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan dowlada, ayaa ka dhacay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, Waxaana dagaalku bilowday kadib markiii ciidamada dowlada ay isku qabteen qeybinta musharaad loo qeybinayay ciidamada dowlada ka tirsan.

Dagaalkan ayaa wuxuu gaystay Khasaare kala duwan oo isugu Jira Dhimasho iyo Dhaawac, Waxaana dagaalka soo kala dhexgalay Mausuliiyiin ka tirsan maamulka Galmudug iyo Odayaasha dhaqanka.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hoos Ka Daawo