DHAGEYSO WAREYSI:- Wax badan ka ogaw Qarashka ku baxayo dhismaha Wadada Muqdisho ilaa Hobyo iyo ujeedka laga leeyahay

0

Waxaa shalay bilowday dhismaha wado laami ah oo dhererkeedu ka badan yahay 500km oo mashruuc dadweyne oo dan guud lagu dhisayo.

Wadada la dhisayo ayaa ah mid ka bilaabaneyso Magaalada Muqdisho ilaa Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug, waxayna mareysaa dhinaca Xeebta.

Injineer Axmed Cumar Calasow oo ka mid ah Injineerada dhisaya wadadan ayaa sharaxaad ka bixiyay qarasha ku baxeyso iyo qaabka ay u dhisayaan wadadaan.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-