Daawo Sawirada Taliska ciidanka booliiska gobolka Hiiraan oo gaadiid ciidan lagu wareejiyay

0

Taliyaha Ciidanka booliiska Soomaaliya iyo Saraakiil kale oo uu hogaaminayo ayaa Maanta waxay gaareen Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Taliyaha Waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyne ku soo dhaweeyay Saraakiil ka tirsan Ciidanka dowlada iyo kuwa AMISOM ee ku sugan magaalada Baladweyne.

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya General Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa Taliska booliiska gobolka Hiiraan ku wareejiyay gaadiid ciidan oo loogu tala galay in ay ku shaqeeyaan Ciidanka booliiska Gobolka Hiiraan.

Munaasabad kooban oo lagu qabtay Xaruunta taliska ciidamada AMISOM ee duleedka Magalaada Baladweyne ayaa waxaa goob joog ka ahaa Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaliya jeneraal Maxamed Sheekh Xassan Xaamud, Guudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Taliye ku xigeenka Ciidamada Dalka Jabuuti Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Hiiraan maamulka Degmada Taliyaha qeybta booliska ee Gobolka Col’isaaq Cali Cabdulle iyo  masuuliyiin kale.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

hAAAAAAAAAAA Taliyaha-Booliska.7jpg Taliyaha-Booliska.8jpg Taliyaha-Booliska.9jpg Taliyaha-Booliska Taliyaha-Booliska-1 Taliyaha-Booliska-2 Taliyaha-Booliska-3 Taliyaha-Booliska-4 Taliyaha-Booliska-5 Taliyaha-Booliska-6 Taliyaha-Booliska-7 Taliyaha-Booliska-8 Taliyaha-Booliska-9 Taliyaha-Booliska-10 Taliyaha-Booliska-12 Taliyaha-Booliska-13 Taliyaha-Booliska-15 Taliyaha-Booliska-16 Taliyaha-Booliska-17 Taliyaha-Booliska-18 Taliyaha-Booliska-21 Taliyaha-Booliska-22