DHAGEYSO:- Khudbada Wasiirka Dastuurka Xukuumada Soomaaliya uu Maanta ka hor jeediyay Baarlamaanka

0

Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Khudbada Wasiirka Wasaarada Dastuurka ee Xukuumada Soomaaliya Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen uu ka jeediyay Kulankii Baarlamaanka ee Maanta.

Wasiirka ayaa khudbadiisa waxa uu kaga hadlay kaalinta ay wasaarada Dastuurka ku leedahay dhameystirka Dastuurka Dalka iyo sida ay ula shaqeyneyso guddiyada Baarlamaanka Soomaaliya u xil saaray iney dib u eegis ku soo sameeyaan Dastuurka Dalka.

Waxa uu sidoo kale faah faahin ka bixiyay sida ay Wasaaradu iskugu xilqaantay ka shaqeynta dhameystirkiisa iyo sida ay ugu diyaar garoobeen iney la shaqeeyaan guddiyada.

Hoos ka Dhageyso Khudbada Wasiirka oo dhameystiran:-