DHAGEYSO:- Sarkaal Al-shabaab ka tirsan oo duqeyn lagu dilay

0

Waxaa Xalay Diyaarado aan la aqoon dalka laga leeyahay oo joog hoose ku duulaya duqeeyeen Deegaano ay ku sugnaayeen Kooxda Al-Shabaab.

Deegaanada Duqeeymaha ay ka geesteen Diyaaradahaasi ayaa waxaa ay hoos yimaadaan Degmada Qoryooleey Ee Gobolka Sh/Hoose kuwaas oo lagu magacaabo kaam 1 iyo kaam 2.

Gudoomiyaha Degmadaasi oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu xaqjiyey in Degaanadasi ay shabaab ku sugnaayeen islamarkaana qasaaro uu ka soo gaaray oo horjoogayaal ay ugu dhinteen.

Halkaan ka dhageyso