DHAGEYSO:- Al-Shabaab oo amaro ka soo saaray magaalada Marko/// Isbaaro Waa dhammaatay, Dagaal Qabiil Waa Dhammaaday Muusik Waa Dhammaaday Nolol Cusub ayaa U Bilaabatay Reer Marko.

0

Markii ugu horraysay ayay ururka al shabaab war kasoo saartay la wareegidda Magaalada Marka iyo bixitaanka ciidamada AMISOM.

Sheekh Max’med Abuu Cabdalla Waaliga wilaayada Al-shabaab ee gobolka shabeelaha Hoose oo kumanaan shacab ah kula hadlay fagaara kuyaal magaalada Marka ayaa ku dhawaaqay in lasoo gaba gabeeyay dhibaatadii lagu hayay shacabka magaaladaasi ku dhaqan, sida uu hadalka u dhigay.

Halkaan ka dhageyso