DHAGEYSO:- Madaxweynaha Galmudug oo si kulul ula hadlay ganacsatada gobolada dhexe

0

Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Kariin Xuseen Guuleed oo warbaahinta kula hadlay magaalada Cadaado ayaa sheegay in ganacsatada gobolada dhexe looga baahan yahay inay maalgashi ku sameystaan deegaanada uu ka arimiyo maamulka Galmudug.

Madaxweyne Guuleed ayaa sheegay inay taageerayaan ganacsatada dooneysa in hormar badan ay ku soo kordhiyaan gobolada dhexe.

Halkaan ka dhageyso Codka