Waxa Sabab U Noqday Dhimashadiisa, Burburkii Qoyskiisa! Qiso Xanuun Badan Mudana Cibri Qaadasho..

0

Sanadkii 1933 ayaa nin la odhan jiray Henry Ziegland  ay gabadhiisu is dishay ka dib markii uu qoyskoodii burburay. Qoyska gabadhiisa ayaa ku canaantay inuu isagu sabab u ahaa isidilkeeda, iyadoo wiil ay walaalo yihiina ugu hanjabay inuu ka aargoosan doono oo dili doono Henery.