DHAGEYSO WAREYSI XASAASI:- Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo sheegay in lagu tuntay dastuurka isagoo eedeyn u soo jeediyay madaxda dalka iyo maamul goboleedyada

0

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow ayaa wareysi lala yeeshay kaga hadlay shirkii dhowaan lagu soo gaba gabeeyay magaalada Muqdisho ee nooca doorasho ee dalka go’aanka looga gaaray.

Sidoo kale wuxuu eedeyn kala dul dhacay maamul goboleedyada qaar uu ku sheegay inay ku tunteen sida uu hadalka u dhigay dastuurka

Halkaan ka dhageyso wareysiga xildhibaanka