DHAGEYSO WAREYSI XASAASI:-Xildhibaan Cabdi-Samad Macalin Maxamuud oo ka hadlay Siyaasada dowlada ay ka damacsan tahay 4.5,xasuuqa Kenya ay ka wado Gobolka gedo iyo Arimo Kale

0

Xildhibaan Cabdi-Samad Macalin Maxamuud ayaa ka hadlay siyaasada dowlada Soomaaliya, duqeynta ciidanka Kenya ay ka wadaan gobolka Gedo,dagaalka u dhaxeeya Somaliland iyo Khaatumo,xaalada deegaanada uu maamulo Galmudug iyo arimo kale oo muhiima

Halkaan hoose ka dhageyso Wareysiga