DHAGEYSO WAREYSI XASAASI:-Rasil wasaaaraha Soomaaliya Cumar Cabdi Rashiid oo ka hadlay qaabka doorashada’’Yaa codeynaya,qaabkee loo codeynayaa ? Puntland Maxaad ku xalin doontaa ? Sideese maamul-goboleedyada uga qeyb gali doonaan Doorashada’’Arimahaan iyo kuwa kale ayuu ka hadlayaa

0

Rasil-wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharma’arke ayaa difaacay soo bandhigida qaabka ay doorashada u dhaceyso ee dowlada Soomaaliya.

Hanaankaan ayaa horseedaya in la dhiso labo aqal oo baarlamaan oo soo doorta madaxweynaha waxaana aqbalay maamul goboleedyada qaarkood inkastoo uu ka biyo diiday maamul goboleedka Puntland.

Rasil wasaare Cumar Cabdi Rashiid ayaa ugu horeyn la weydiiyay sida uu u arko Puntland ?

Halkaan ka dhageyso wareysiga