DHAGEYSO:- Ku dhawaad Dhalinyaro oo lagu soo qabtay howlgaladii ugu dambeeyay ee laga sameeyay Jowhar

0

Taliyaha saldhiga magaalada Jowhar Maxamed Siyaad Canjeex oo saxaafada kula hadlay magaalada Jowhar ayaa shaaciyay in ciidamada hadafka ay ka lahaayeen baaritaanka uu ahaa adkeynta amaanka magaalada Jowhar.

Inkasta oo usan shaacin tirade dadka baaritaanada lagu qabtay, ayaa haddana waxaa soo baxaya warar sheegaya in ku dhawaad 50 ruux lagu qabtay baaritaankaasi.

Magaalada Jowhar ayaa martigelineysa shirka maamulka loogu sameynayo Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe, waxaana magaalada maalmahaan ka socday baaritaano amaanka lagu adkeynayay.

Hoos ka Dhageyso Codka:-