Daawo Sawirada dagaalkii ugu horeeyay oo Al-Shabaab iyo Xoolo dhaqato ku dhex maray deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan

0

Deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan gaar ahaan deegaanada Miyiga ah ayaa waxa la sheegay in dagaal culus uu ku dhex maray dad xoolo dhaqato ah iyo Ururka Al-Shabaab.

Dagaalka ayaa waxaa ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray labada dhinac eek u dagaalamay deegaanada miyiga ah.

Dadka xoolo dhaqatada ah oo qaarkood la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Al-Shabaab ay dagaalka ugu dileen 10 ruux kuwasi oo uu sheegay in ay ahaayeen Al-Shabaabkii dagaalka ku soo qaaday.

Sidoo kale waxaa magaalada Beledweyne la soo gaarsiiyay dhaawacyadi ku soo dhaawacmay dagaalkii ka dhacay deegaanada miyiga ah.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

vlcsnap-2016-01-30-21h12m14s198 vlcsnap-2016-01-30-21h17m07s64 vlcsnap-2016-01-30-21h17m13s115 vlcsnap-2016-01-30-21h18m04s117 vlcsnap-2016-01-30-21h18m11s188 vlcsnap-2016-01-30-21h18m32s142 vlcsnap-2016-01-30-21h19m58s238 vlcsnap-2016-01-30-21h20m04s37 vlcsnap-2016-01-30-21h20m09s91 vlcsnap-2016-01-30-21h21m26s87