Daawo Sawirada Madaxweynaha Puntland oo Kumanaan dadweyne ah kula damaashaaday Xeebta Boosaaso

0

Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed cali Gaas ayaa shalay gelinki dambe booqday Xeebta Boosaaso ee Gobolka Bari.

Madaxweyne C/weli Gaas ayaa kumanaan dadweyne ah kula damaashaaday xeebta Boosaaso ee Gobolka Bari.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

IMG_1121-500x334 IMG_1144-500x334 IMG_1155 IMG_1163 IMG_1173 IMG_1176 IMG_1182 IMG_1193 IMG_1201 IMG_1253 IMG_1326