Daawo Muuqaalka ka hadlay Xaalada ay ku sugan yihiin Ardayda wax ka barata Dalka Turikiga 3 Sano ka dib

0

Dalka Turkiga waxaa wax ku barta arday fara badan oo Soomaaliyeed ka dib markii dowladda Turkiga sanadihii u dambeeyay deeqo waxbarasho siisay Ardayda Soomaaliyeed ayaa waxaa halkan idin kugu soo gudbin doonaa muuqaal ka hadlaya waxbarashada Ardayda.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-