DHAGEYSO: Madaxweynihi Hore Ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole “Xasan Sheekh Waa Munaafaq Beenloow Ah”.

0

Madaxweynihi hore ee maamulka Puntland Xaaji Cabdiraxmaan Faroole ayaa waxa uu isagoo ku sugan magaalada Garoowe kula hadlay bahda saxaafada, waxa uuna sheegay in uu ku taageerayo g’aanka Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali uu ka qaatay shirkii magaalada Muqdisho.

 

 

 

 

 

 

Hoos Ka Dhageyso