DHAGEYSO:- Cabdi Xaaji Goobdoon Walaalkiis oo ka warbixiyay Xanuunka uu u geeriyooday Goobdoon isagoona si kooban kaga taariikheeyay Noloshii Rug cadaaga

0

Cabdi Xaaji Goobdoon oo ah qabiir Saxaafadeed, muddo dheern ka soo shaqeynayay Warbaahinta Soomaaliyeed ayaa Saaka Aroortii   waxaa ku soo booday Xanuun dhinaca wadnaha iyadoo Saakay 4:30 daqiiqo uu ku geeriyooday Cusbitaalka Daarushifa ee magaalada Muqdisho.

Abuukar Xaaji Goobdoon oo ay walaala yihiin Cabdi Xaaji Goobdoon Allaha u naxariistee ayaa noo Xaqiijiyay,waxaana uu sheegay  in Cabdi Xaaji Goobdoon uu Saaka ku Geeriyooday.

Cabdi Xaaji Goobdoon ayaa ahaa Lataliyaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dhanka Warbaahinta.

Halkaan ka dhageyso: